Madaxweyne Qoor Qoor oo Shaaciyay in rag ajaaniib ah lagu dilay dagaalkii Baxdo

War saxaafadeed uu caawa soo saaray Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayuu ku faahfaahiyay khasaaraha Al Shabaab lagu gaarsiiyay weerarkii saakay kusoo qaadeen deegaanka Baxdo ee hoostaga Cadaado. Madaxweyne Qoor Qoor ayaa sheegay in weerarkaasi Al Shabaab looga dilay 70 dagaalyahan ay ku jiraan saddex nin oo ajnabi ah uusan shaacin waddamada ay … Continue reading Madaxweyne Qoor Qoor oo Shaaciyay in rag ajaaniib ah lagu dilay dagaalkii Baxdo